Brad Pitt Oo Ka Hadlay Arrin Ayaantaan La Isla Dhex Marayay

Brad Pitt Oo Ka Hadlay Arrin Ayaantaan La Isla Dhex Marayay

daajis.com:-Actarka caanka ah Brad Pitt ayaa sheegay in uu jacayl xad dhaaf ah u qabo Xaaskiisa Angelina Jolie oo ka mid ah Actarada ugu caansan Caalamka ee ka howlgala Shirkada aflaanta Hollywoodka.

Waxa uu sheegay xiddigaa caanka ah in xariirka kala dhaxeeya xaaskiisa yahay mid aad u wanaagsan waxa uuna meesha ka saaray in ay kala daaleen labada lamaane oo isku haya ku dhawaad shan caruur ah.

Xiddigta ayaa naaskeeda bidix waysay sanadkii hore kadib markii uu ka haleelay cudurka cancerka waxaana qaliin lagu sameeyay laga jaray naaska bidix haka kan midigna qayb laga qalay.

Hasayeeshee Xiddigtaa ayaa wali ka mid ah shaqsiyaadka aadka samaynta ugu leh caalamka waxa ayna ka mid tahay jilayaasha ugu caansan Caalamka kuwaas oo aad aduunka looga xiiseeyo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada