Arrag sawir Caddeyn ah: Dhalinyarada oo saf ugu jira ka faa’iideysiga Geerida Xildhibaanada

Arrag sawir Caddeyn ah: Dhalinyarada oo saf ugu jira ka faa’iideysiga Geerida Xildhibaanada

daajis.com:- Sawir gacmeedkaani qosolka badan waxa uu ka turjumayaa sida dhalinyarada Soomaaliyeed ay u haminayaan noqoshada Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka.

Dhalinyarada oo aan laheyn qaab ay ku noqdaan Xildhibaan, ayaa waxa ay dantu baday inay sugaan Xildhibaanada xanuunsan kuwooda ay suuragalka tahay inay u dhintaan xanuunka haya.

Sawirka ayaa waxaa tusaale loogu soo qaatay nin dhalinyaro ah oo horfadhiya Xarunta Baarlamaanka Somalia, kaasi oo ku hadaaqaaya Eray muujinaaya inuu xanuunsan yahay Xildhibaan ay qaraabo yihiin, waxa uuna safka ugu jiraa in geerida Xildhibaanka kadib uu isaga buuxsho booskaasi.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada