Daawo:- Damaashaadka Xeebta Liido iyo Maalinta Jimcaha iyo Muqdisho

Daawo:- Damaashaadka Xeebta Liido iyo Maalinta Jimcaha iyo Muqdisho

daajis.com:-  Daawo sawirada Damaashaadka Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho maalinta jimacaha oo ah maalinta kaliyaah ee laga nasanayo shaqooyinka ayaa waxaa halkaasi isugu yimid qeybaha kale duwan ee bulshada Soomaaliyeed, kuwaa oo ka nasanaya mashquulka maalmaha kale sida shaqada, iyo Waxbarashada.

Sawiradan ayaa waxa ay ku tusayaan muuqaalka iyo jawiga xeebta Liido, iyadoo mujtamaca u soo damaashaadka taga ay isbuuc walba isbuuca ka danbeeya ay intaasi kasii badanayaan.


Amaanka xeebta liido ayaa hadda ah mid aad loo adkeeyay, iyadoo ciidamadu booliskuna ay ilaalinayaan amniga iyo degenaanta xeebta liido ayaa waxaa kaloo xeebta ku sugan ciidamada Badbaadada xeebta (lifeguard) kuwaas oo soo badbaadiyo dadka ay biyaha la tagaan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:15 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada