Ninyahoow Hadaad Arimahaan U Sameeyso Magaacada Ayay Ku Wardineysaa !! U Samee

Ninyahoow Hadaad Arimahaan U Sameeyso Magaacada Ayay Ku Wardineysaa !! U Samee

daajis.com:-Waxaa waa jib ku ah raga inay ha ween kooda u dardaarmaan kheyrka marka la leeyahay u dardaarmaan kheyra ma aha kaliya hadal ee waxaa kaloo loogu dardaarmi ficil marka aad haweenaydaada u dardaarmayso kheyrka waa inaad u sheegtaa xaqa lana timaadaa afcaal muujinaysa kheyrka afcaashu waxay ka mid tahay dardaaranka sababtoo ah reerku wuxuu samaynayaa waxa uu ku arko hogaankooda , la imow afcaasha wan wanaagsan si aad qudwa xasana ugu noqoto ehelkaada.

La imow arimahan soo socda :
1-u kafaala qaad marwadaada nolosharaf leh.
2-oola dhaqan si wanaagsan
3-ixtiraam oo qadari
4-la tasho
5- sii fursad ay kuugu cabirto ra,yigeeda.
6-xifdi karaamadeeda iyo cadhfigeeda.
7-sii xaqeeda ay ku leedahay waqtigaada isu miizaan waqtiga shaqada iyo kan guriga.
8-xiriiri qaraabadeeda sida aad u jeceshahay inay u xiriiriso qaraabadada
9-ka fogow inaad wax ka sheegto camal keeda guriga ama qaabkeeda ama cunada ay kuu keentay
10-ha isku dayin wax walboy dalbato inaad ka diido isku day inaad u samayso dalabaadkeeda waxa aad awoodo .
11-haku mana sheegan .
12-haku qasbin inay samayso wax aysan awoodin.
13- ha usheegin cid ayada ka wanagsan ama horteeda haku amaanin dumarkale.
14-ha taxqiirasan hana dulaynin.
15- haku handadin inaad mid kale laguursanyso ama aad fureyso.
16- ku saacid inay barato xaqa fahantana diinteeda .

Marka aad latimaado wanaaga waxaan shaki ku jirin in ehelkuna la imaanayo wanaag marka aqwaashaadu qurxoontahay afcaashaaduma ka sii wanaagsan tahay reerku waa uu kugu daynayaa asna

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada