DAAWO : Wasiirada haweenka o si yaab leh uga hadashay hadalkii culimada

DAAWO : Wasiirada haweenka o si yaab leh uga hadashay hadalkii culimada

daajis.com:- Sahra Maxamed Cali Samatar oo ah Wasiirka Wasaaradda Haweenka ee Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa waxay ka hadashay murun Baryahan la’isla dhexmarayay oo ka dhashay sharci ay dhawaan ansaxiyeen Golaha Wasiirada Soomaaliya, markii dambena ay su’aalo ka keeneen Culumada Soomaaliyeed.

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa wax ka horimanaya Shareecada Islaamka ku sheegay dokumenti ay soo diyaarisay Wasaaraadda Haweenka, oo la xiriiray siyaasadda qaranka ee jinsiga.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada