Gen. Moorgan oo ka hadlay Wuxuu ku arkay P/land, Iyo Midnimada Soomaaliya Iyo Wada jirkeeda (Daawo)

Gen. Moorgan oo ka hadlay Wuxuu ku arkay P/land, Iyo Midnimada Soomaaliya Iyo Wada jirkeeda (Daawo)

daajis.com:- Gen, Maxamed Siciid Xirsi ‪(‎Moorgan‬) oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaliyeed, islamarkaana muddooyinkii danbe ku sugnaa Magaalada Garoowe, waxaa uu ka hadlay 14 Sano kadib markii uu yimid Puntland waxyaabihii uu ku arkay.

Dhinaca kale wuxuu siwayn uga hadlay Midnimada iyo Wada Jirka Bulshada Soomaaliyeed, Wuxuuna fariin u diray Shacabka Puntland ” Waxaad ku dadaashaan, Horumarkiina, Wadajirkiina iyo Midnimo Soomaaliyeed inaad Weligiin inaad Raadisaan, Soomaaliya Midnimadeeda iyo Wadajirkeedu waa Shay Muqadis ah” Ayuu yidhi Gen. Morgan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada