daajis.com:- Xili uu magaalada Gaalkacyo ku suganyahay Madaxweyne Cabdi Wali Gaas, ayaa waxaa gadood kala horyimid Ciidamo Gadoodsan oo ka cabanaya Mushaar la’aan.
Ciidamadan oo gadoodkooda kusoo beegay xili uu magaalada booqasho ku joogo Gaas, waxeeyna ka cabanayaan mushaar la’aan mudo Bilooyin ah haysatay.
Ciidamadan gadoodsan ayaa la wareegay qaar kamid ah xaruumaha maamulka iyo wadooyinka koontaroolka waqooyiga Gaalkacyo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 02:57 and have

