Daawo: ISIS oo dhagax ku dishay nin Guur soo maray oo sineystay

Daawo: ISIS oo dhagax ku dishay nin Guur soo maray oo sineystay

daajis.com:- Kooxda ISIS ee ka dagaalanta dalka Syria, ayaa dhagax ku dishay nin ay ku eedeeyeen inuu sineystay asigoo Guur horay usoo maray.

Warbaahinta ku hadasha afka kooxda, ayaa soo bandhigtay muuqaalada Ninkan dhagaxa lagu dilay oo meel wado ah la fariisiyay, waxaana daawanayay boqolaal qof oo Caruur ay kamid tahay.

Sida aad ku daawan doontaan Muuqaalada Ninkan ayaa waxaa dhagxaan waaweyn madaxa kala dhacaya qaar kamid ah kooxda ISIS, waxaana dhacdadaan ay ka dhacday deegaanka Abu Kamal oo dhaca xuduudka Syria ay la wadaagto Iraq.

Halkan ka daawo Sawirada:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada