daajis.com:- Xaalada deegaanka Godinlabe ee Gobolka Galgaduud ayaa maanta degan, Kadib markii maalintii shalay ay halkaasi ka dhaceen dagaalo u dhexeeya Ciidamada Galmudug, Maleeshiyaad Hubaysan iyo Ururka Suufiyada Ahlusuna.
Dagaalka ayaa shalay waxaa lagu dilay Taliyihii Ciidanka Ahlusuna Axmed Maxamed Odowaa (Axmed Dheere), Waxaana lagu soo waramayaa in dagaalkii gelinkii danbe uu dhaliyey Khasaare ba’an Iyadoona dadka ku dhintay ay gaadhayaan 15-Ruux, Waxaana weli deegaanka laga dareemaya Xiisad Colaadeed.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 04:50 and have
