DAAWO: Madaxwaynaha Galmudug Iyo RW. Cumar C.rashiid oo go’aan isku Mid ah ka qaatay Colaada GAALKACYO

DAAWO: Madaxwaynaha Galmudug Iyo RW. Cumar C.rashiid oo go’aan isku Mid ah ka qaatay Colaada GAALKACYO

daajis.com:-Wafdi uu hoggaaminaayo Reysal wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdi Rashiid ayaa soo gaadhey magaalada Cadaado ee xarrunta maamulka Galmudug, halkaas oo uu kulamo kula qaatay madaxda maamulka Galmudug.

Madaxwaynaha Galmudug C.kariim Guuleed ayaa wuxuu sheegay in RW. Cumar C.rashiid u yimid Dagaalka u dhexeeya Puntland iyo Galmudug ee magaaalada Gaalkacyo, Wuxuuna sheegay inuu aad uga Xun yahay dagaalka, Islamarkaana ay diyaar u yihiin in la hirgeliyo Heshiiskii ay Horey u wada gaadheen Maamulada Puntland iyo Galmudug.

Reysal wasaare Sharma’arke, ayaa waxa uu ku sheegey inay tahay Ujeedaada Safarkiisa sidii nabad looga dhalin lahaa magaalada Gaalkacyo, loona joojin lahaa xiisadahii Dagaalka dhaliyay, Wuxuuna dadka Gobolka mudug ugu Baaqay Colaad iyo Dhibaato, Isagoona Puntland iyo Galmudug ugu Baaqay inay Miiska soo Wada Fadhiistaan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada