daajis.com:- Nin ku dhow madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay inuu saadaalinayo dagaal ay wada galaan ruushka iyo Maraykanka, hadii la doorto Hillery Clinton.
Ninkan oo lagu magacaabo Vladimir Zhirinovsky ayaa ah saaxiibka madaxweyne Putin, waxa uuna hadda madax ka yahay xisbi mucaarad ah oo baarlamaanka dalkaasi ku jira.
Zhirinovsky ayaa Hillarey Clinton ku sheegay inay tahay qof aan lala xaaltami karin oo ku adag go’aanada ay qaadato, taasna ay sababi karto inay dagaal ka dhexdhaliso labada dal ee Ruushka iyo Maraykanka.
Wuxuuna yiri hadii uu dagaal dhexmaro Ruushka iyo Maraykanka Wax
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 19:00 and have
