daajis.com:- Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal laga duubay Gaadiidka dagaalka ee Puntland iyo Galmudug oo dagaal ku dhexmarayo Gaalkacyo ay isku Adeegsanayaan, iyadoona Shacabka magaaladu Argagax ka qaadeen Kaare-yaasha iyo Gaadiidka kale ee dagaalka,
Dagaalka u dhexeeya Puntland iyo Galmudug ayaa gaystay Khasaare Naf iyo maalba leh, Waxaana magaalada isaga baxay inta badan dadkii ku noolaa, Mana jirto Ilaa hada Guul laga gaadhay in Nabad labada dhinac la dhex Dhigo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 18:05 and have
