daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA ee Todobaadkan waxaana soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan iyo Sahra Cabdi Axmed.
Barnaamijka ayaa waxaad ku maqli doontana Qodobo kala duwan oo ay ka mid yihiin, Haweenka Soomaalida ee Minnesota oo soo bandhigay dhibaatooyinkii ay kala Kulmeen Gudniinka Fircooniga oo ah Dhaqan ka jira Soomaaliya, Waraysi VOA la yeelatay Wasiirka Dhaqaalaha iyo Maaliyada Jabuuti, Dalka Kenya oo la dagaalanka Cuduka TB uu Noqday mid fudud iyo Daawo cusub oo Suuqa soo gashay, iyo Loolaanka doorshada ee Maraykanka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 19:45 and have
