daajis.com:- Dhalinyarada Soomaalida ee ciyaara ciyaaraha Bady-ga loo yaqaan ayaa soo bandhigay ciyaar xiiso badan 30- daqiiqo ee u horeeyay.
Ciyaartan oo ahay mid si degan ku bilaabatay ayaa, markii dande isku bedeshay mid fowdo ah oo la’iskula tegay ulihii lagu ciyaarayay.
Kulankan dhexmaray dhalinyarada dalka Soomaaliya iyo kuwa Czech Republic ayaa ahaa mid looga gacan sareeyay dhalinyarada Soomaalida, maadaama dhalinyarada Soomaalida ah ay ciyaartani ciyaarayaan waqti aan sidaasi u dheereyn, iyadoo dhalinyarada dalka Czech Republic ay ciyaartani ku soo koreen.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:30 and have
, Published at