Daawo Video: Oromada oo Xasuuqday Soomaali Badan, Khasaaraha iyo Qaad La’aan ka Taagan Gobolada Waqooyi

Daawo Video: Oromada oo Xasuuqday Soomaali Badan, Khasaaraha iyo Qaad La’aan ka Taagan Gobolada Waqooyi

daajis.com:-  In ka badan toban qof oo Soomaali ah ayaa lagu dilay magaalooyinka qoomiyadda Oromadda, gaar ahaan magaaladda Hawaday oo ah magaalooyinka Jaadka laga soo raro ee dalka Itoobiya.

Soomaalidan la dilay ayaa u badan dad ganacsato iskugu jiray kuwo Jaadka ka ganacsada iyo kuwo xoolaha ka ganacsada kuwaas oo qaarkood ku noolaayeen deegaanadda Qoomiyadda Oromadda.

Arintan ayaan ka Dambaysay khilaaf deegaan oo u dhexeeya Soomaalidda iyo Qoomiyadda Oromadda, kuwaas oo keentay in Soomaaliddii ka dhex shaqaysanayey ay laayaan.


Dhinaca kale Gobolada Waqooyi ee dalka ayaa saakay laga dareemay qaad la’aan soo waajahday ka dib markii soomaalidii u joogtay deegaanadii Qaadka laga soo qaadayey la laayay,isla markaana Oromadii jaadka beeraysay ku kacday soomaalidda, taas ayaa keentay in wax jaad ah laga keeno Itoobiya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:48 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada