Aqriso:- Dooda Xoogan oo ka dhalatay Sawirada la iska qaado Xiliga Xajka!

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 23:30 |
daajis.com:- Culimada dalka Sucuudiga ayaa sanadkan si weyn uga dooday sawirada ay dadka Xujayda ah iska qaadaan xiligaa ay gudanayaan Xajk...

Dhalinyaro lagu tuhmayo inay ka tirsanyihiin Al-Shabaab oo la soo bandhigay

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 23:00 |
daajis.com:-  Hay’ada nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ayaa maanta soo bandhigtay dhalinyaro ay soo qab qabteen ciidamada oo loogu tuhma...

Dawladda Sweden oo Aqoonsatay Falastiin

Dawladda Sweden oo Aqoonsatay Falastiin

Dawladda Sweden oo Aqoonsatay Falastiin

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 22:30 |
daajis.com:- Dawladda Sweden ayaa si rasmi ah u aqoonsatay in dalka Falastiin uu yahay dal madaxbanaan. Talaabadan ayaa timid ka dib markii...

News:- Dadka Ceyrta ka qaata Britain oo lacag caddaan gacanta loo saari doonin

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 22:00 |
daajis.com:- Xoghayaha Shaqada iyo Hawlgabka Britain, Mr. Iain Duncan Smith, wuxuu ku dhawaaqay in la soo saari doono kaarar (Smartcards) s...

Ciidamada Dowladda iyo AMISOM oo si nabad ah kula wareegay Degmada Baraawe

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 21:00 |
daajis.com:- Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa Saakay Aroortii la wareegay gacan ku haynta magaalada Barawe oo ah meshii ugu dambeysa...

VIDEO:- Ururka Al Shabaab oo Magaalooyin Badan Lagala Wareegay .

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 20:16 |
daajis.com:- Hadaba iyadoo horumar xagga amniga ay maanta dareemayaan dadka degan caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, kuna ciiday jawi xoogaa...

VIDEO:- Muuqaalkii ugu Danbeeyay ee magaalada Muqdisho.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 20:12 |
daajis.com:-  Iyadoo horumar wayn laga gaaray xagga ammaanka, dowladda Soomaaliya waxa ay ka faa'idaysanaysaa degenaanta iyo neecaawda ...

Daawo Muuqaal:- Wiil Itoobiyaan Muslim ah oo qaaday Hees Soomaaliyeed kana yaabsaday shacabka dalkiisa !!

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 00:41 |
daajis.com:- Mohamed Raju waa mid ka mid ah Fanaaniinta da´da yar ee ugu caansan gudaha dalka Itoobiya wuxuuna Fanaankaan ilaa yaraantiisii...

QOSOLKA ADUUNKA:– Maxaa Kala Qabsaday Wariye Axmed Xasan Cawke Iyo Saalim Saciid Saalim

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 00:39 |
daajis.com:- Wariye Axmed Xasan Cawke oo Booqasho Ku Tahay Magaalada Dubai Ayaa Halkaasi Kula Kulmay Fanaanka Xaga Banaadiriga Ku Caan Baxa...

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada