Ciidanka Somaliland oo galay Taleex

Ciidanka Somaliland oo galay Taleex

Ciidanka Somaliland oo galay Taleex

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 18:04 |
daajis.com:- Wararka ka imanaya degmada Taleex ee gobolka Sool ayaa xaqiijinaya in ciidamo ka tirsan Somaliland oo ka tagay degmada Laascaa...

Milatari Amar Ku Bixiyay In Dadkooda Ay Si Lacag La’aan Ah Ku Daawadaan Koobka Adduunka

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 17:57 |
daajis.com: - Madaxa militiriga Thailand ee dhawaan afganbi kula wareegay talada dalkaas ayaa ku amray shikrada telifishinada inay hubiyaan...

Al-Shabaab oo ogalaadey in La cayaaro kubadd ama la Daawado"Laakiin Sharuut ku xeray""..

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 15:16 |
daajis.com:- Iyada oo barito dalka Brazil uu ka bilaabanayo koobka adduunka ee kubbada cagta ayaa xarakada Alshabaab waxa ay fasaxday ciyaa...

Daawo Sawirada:- R/Wasaaraha Somalia oo kulan xasaasi ah la qaatay Dhigiisa Itoobiya iyo Nuxurka waxii ay kawada hadleen

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 14:56 |
daajis.com:- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha I...

News:- Nin gacan yare u ahaa Mid kamid ah Saraakiisha sar sare ee Xarakada Al-Shabaab oo Muqdisho lagu qabtay

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 14:48 |
daajis.com:-S araakiil katirsan Hay’ada Nabad Sugida Dowlada Soomaaliya ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in Ciidamada Nabad Sugida Dowlada ay ...

Daawo Yaabkan : Nin lugta isaga xiray Taalo kutaala Magaalada Nairobi kadibna diiday in uu kasoo dago

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 12:08 |
daajis.com: -t v-ga laga leeyahay Dalka Kenya ee NTV ayaa soo bandhigay Muuqaalka nin fuulay taalo kutaala Bartamaha Magaalada Nairobi kadi...

Daawo Muuqaal:- Mucjisooyin Rabaani ah oo ka dhacay magaalooyin aad ugu dhaw caasimada Paris ee dalka Faransiiska

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 12:03 |
daajis.com:- Magaalooyin ku yaala Waqooyiga dalka Faransiiska gaar ahaan kuwo aad ugu dhaw caasimada Paris ee dalkaas ayaa waxaa ka dhacay ...

DAAWO VIDEO:- 16 Lamaane oo hal mar la isugu guuriyay Muqdisho

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 11:47 |
daajis.com:- Markii ugu horeyay waxaa magaalada Muqdisho la isugu guuriyay 16 Lamaaneyaal Soomaaliyeed, kuwaasi oo da'doodu u dhaxeysay...

VIDEO: Sheekh Kenyawi oo ka hadlaya waxa ay diinta Islaamka ka qabto kubadda cagta

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 11:34 |
daajis.com:- Sheekh Keynawi oo booqasho ku jooga magaalada Zürich ee dalka Switzerland oo uu barnaamiyo diimeed ka qabanayo ayaa dhanka kal...

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada