Dhageyso: Xildhibaano ku dhagan Ra’iisul Wasaare Sharmaake

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 19:00 |
daajis.com:- Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jabriil oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya islamarkaana ka soo horjeeday Mooshinkii ay Codka ku...

Dhageyso: MD Xasan Sheikh oo Axmed Madoobe Raali galiyay

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 18:30 |
daajis.com: - Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo Shalay Booqasho ku tagay Magaalada Kismaayo ee Xarunta G...

Dhageyso:- Itoobiya oo iskaga baxday Wabxo

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 18:10 |
daajis.com:-  Ciidamada Itoobiya ee Qeybta ka ah Howlgalka AMISOM ayaa la soo sheegayaa in ay iskaga baxeen Deegaanka Wabxo  Ee Gobolka Gal...

Dowladda Maraykanka oo Dalka Ciraaq ku dishay 3 Hogaamiye Sare Sare

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 17:49 |
daajis.com:-  War Saxaafadeed ay soo saartay Dowlada Maraykanka ayaa lagu sheegtay inay duqeymo ay ka fuliyeen dalka Ciraaq ay ku dileen sa...

Daawo:- Barkhad Abdi Iyo Filmka Cusub Ee South Africa Uu Ku Jilayo 2015

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 15:00 |
daajis.com:-   Waxa iftin soo gaaray sawiradii ugu horeeyay film uu jilaayo actor-ka Somaliyeed ee Barkhad Abdi. Filmkan ayaa magaciisa la ...

Maxaa ka cusub magacaabista golaha wasiirada cusub ee DFS? (Magacyada)

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 14:49 |
daajis.com:- Ra’iisul wasaaraha Cusub ee Soomaaliya loo magacaabay Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa wada dadaalo uu kusoo xulaayo Gola...

Shariif Xasan oo magacaabay xubno ka tirsan Wasiirada Maamulka Koofur Galbeed

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 14:39 |
daajis.com:- Madaxweynaha Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa shalay magaalada Baydhabo kaga dhawaaqay afar ...

Faysal Cali Waraabe oo Soo Dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya (VIDEO)

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 14:33 |
daajis.com:- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Ing. Faysal Cali Waraabe ayaa mar uu safar shalay ka soo noqday ayaa waxa uu warbaa...

Daawo:- Kulankii Baarlamaanka Kenya oo maanta Buuq iyo Hees ku dhamaaday

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 11:00 |
daajis.com:- Kulan Maanta Baarlamaanka Kenya ay ku yeesheen Xarunta ay ku shiraan ee Magaalada Nairobi ayaa ku soo dhamaaday Buuq iyo Fowdo...

Ra’iisul Wasaaraha magacaaban Cumar C/rashiid oo la kulmay Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 10:30 |
daajis.com:-  Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta la kulmay wakiilka midowga Africa...

Eight children have been found stabbed to death at a house in the city of Cairns in northern Queensland, say Australian police.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 10:17 |
daajis.com:- Eight children have been found stabbed to death at a house in the city of Cairns in northern Queensland, say Australian police...

Ardey:- Pakistani ah oo noqdey Wiilka ugu nasiibka badan (alle dilaa dhinta!)

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 10:00 |
daajis.com:-    Dawood Ibrahim waa 15 jir u dhashay Pakistan, wuxuuna noqdey Wiil lagu tilmaamay in uu yahay kan ugu nasiibka badan dunida,...

Daawo Sawirada:- Safarka Madaxweyne Xasan uu ku aaday Magaalada Kismaayo

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 09:37 |
daajis.com:-  Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta gaaray magaalada Kismaayo ayaa ka qeyb galay munaasabad l...

Booliska Kenya oo Ku Daba Jooga Xubno looga Shakiyay Weeraradii Mandheera

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 09:33 |
daajis.com:- Booliska Kenya ayaa magacaabay labo qof oo ay sheegeen inay ka tirsan Ururka Al Shabaab kuwaasoo ka soo jeedo dalkaan Kenya, i...

War Deg:Deg: Ciidanka Nabad sugidda Beledweyn oo Xabsiga Dhigay Wariye Ka Howlgalayey Magaaladaasi

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 09:25 |
daajis.com:- Sida Uu Goor Dhaw inoo Xaqiijiyey Wariyaha daajis Ee Gobolka Hiiraan Maxamed Ibraahim Siyaad(Jarmal). Ciidamo ka Tirsan Na...

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada