DAawo Sawirada:- Wasiirka cusub Dekedaha, Gadidka iyo Badda oo kormeeray Dekedda Muqdisho

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 23:58 |
daajis.com:- Mudane Yuusuf Macallim Amiin Baadiyow Wasiirka cusub ee Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka badda Soomaaliya oo ay wehliyeen Was...

DAAWO VIDEO:- Turkiga oo Soomaaliya ka hir geliyay iskuulkii ugu horeeyay oo magacooda wata

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 23:55 |
daajis.com:- Dowalda Turkiga oo ah dadka kaliyah ee u istaagay in uu wax u qabto Shacabka Soomaaliyeed ee dhibaateysan oo maanta u baahan i...

Dhageyso:- Tarsan oo dagaal qarsoodi ah ku bilaabay Dowladda Xassan

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 20:00 |
daajis.com:- Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa caasimadda Soomaliya Maxamuud Axmed Nuur tarsan ayaa ka dalbaday dowladda Xassan Sh. In...

Wasiirkii dagaa meel ka baxsan Agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya oo loo balan qaaday Bilad

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 19:11 |
daajis.com:- Maamulka Gobolka Banaadir ayaa markii ugu horeesay bilad sharfeed u balan qaaday in ay siin doonaan Wasiirkii daga meel ka bax...

Dhageyso: Al-shabaab oo ka hadlay falkii AMISOM ” waan u aari doona”

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 18:30 |
daajis.com:- Kooxda Al-shabaab ayaa ka hadlay Dhacadii shalay ay Ciidamada AMISOM,Gaari ay la socdeen ay dul marsiyeen  qof shacab ah kaasi...

WAR XASAASI: Maamulka Khaatuma oo Qarka u Saaran in uu Bur-buro Sabab ?

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 17:30 |
daajis.com:- Maamulka Puntland ayaa xilal kala duwan u magacawday masuuliyiin u dhashay maamulka Khaatuma qaarkoodna xilal ka soo qabtay si...

War deg deg ah:- Reer Puntland oo kasoo Horjestay C/wali Gaas & Fadeexo (Maqal)

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 16:47 |
daajis.com:- Kadib markii Maalintii Shalay Hogaamiyaha Maamulka Puntland Cabdiweli Gaas uu ku dhawaaqay Wasiiradiisa Ayaa waxaa Soo Baxayey...

Daawo: faafaahin ku saabsan afduubkii loo geestay madaxda sare ONLF

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 16:44 |
daajis.com:- Afduubkii loo geestay madaxda sare ONLF faafaahin arinta ku saabsan waxaa bahiyaay tvga ilaystv oo sheegay in madaxda onlf dow...

DAAWO SAWIRADA:- Ururada dalka qasaya oo sawiro cajiib ah laga sameeyay

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 16:38 |
daajis.com:- Kaartooniistaha Amin Caamiir ayaa soo bandhigay sawir uu kaga hadlayo waxyaabaha ay adeegsadaan Ururka Al-Shabaab iyo Ururka ...

Ciidanka dowladda Somaliyo Oo la wareegay deegaano hoos-taga Berdaale.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 16:34 |
daajis.com:- Ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa la wareegay deegaanno hoos-taga degmada Berdaale ee gobolka Baay, mas’uul ka tirs...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Waqti u qabtay Xiliga ay Dowladiisu Dalka ka ciribtireyso Al-Shabaab

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 15:08 |
daajis.com:- Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa gaaray Addis Ababa, si uu uga qeyb galo shirka 22-a...

Daawo Sawirada:- AL-Shabaab oo sheegtay in ay Beeco la gashay mid kamid ah Beelaha Soomaaliyeed

Daawo Sawirada:-  AL-Shabaab oo sheegtay in ay Beeco la gashay mid kamid ah Beelaha Soomaaliyeed

Daawo Sawirada:- AL-Shabaab oo sheegtay in ay Beeco la gashay mid kamid ah Beelaha Soomaaliyeed

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 15:08 |
daajis.com:- Xarakada Al-Shabaab iyo Odayaal dhaqmeed kasoo jeeda Beesha Biimaal ayaa kulan waxa ay ku yeesheen Deegaanka Buulo Mareeer ee ...

Rihanna oo walaac ku abuurtay xanuun maskaxda ah oo laga soo sheegay...

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 14:41 |
daajis.com:- Fananada caanka ah Rihanna ayaa laga soo sheegay xanuun dhanka maskaxda ah kaas oo keenay in ay ka walaacdo sida uu leeyahay w...

VIDEO: Gabadh nolosha lagu gubay oo ka sheekeyneysa qisadii ku dhacday

VIDEO: Gabadh nolosha lagu gubay oo ka sheekeyneysa qisadii ku dhacday

VIDEO: Gabadh nolosha lagu gubay oo ka sheekeyneysa qisadii ku dhacday

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 14:41 |
daajis.com:- Gabar Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Ruun Xasan Weheliye oo dhacdo naxdin badan ay ku qabsatay Wadanka Holland oo ay ka sheeke...

DAAWO SAWIRADA:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 14:34 |
daajis.com:- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran oo maanta ka duulay magaalada Muqdisho ayaa gaaray caasimada...

Kooxda Xidigaha Geeska Oo Laga Mamnuucay…

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 00:25 |
daajis.com:- Fanaaniinta loo yaqaano Kooxda Shaabshaab ee ku nool magaalada Hargeisa ayaa guud ahaan laga mamnuucay in ay ka heesan ama hee...

8 arrimood oo lagaaga baahanyahay inaad samayso habeenka aqal galka markaad kaligaa la noqoto caruusada

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 00:20 |
daajis.com:- Markaad la kulmaysid caruusadaada ama aad kaxaysanaysid, bisinka akhriso. udhoola cadee, uqosol, gacanteeda qabso adoo hadal m...

MASHA ALLAH: Daawo video, wiilal iyo gabdho muslimiin ah oo samaynaya arin ku dayasho mudan

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 00:05 |
daajis.com:- Waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa muuqaal ku saabsan dhalinyaro muslimiin ah oo saweeyay arin ku dayasho mudan. d...

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada