War Deg Deg ah:- Dagaalka Madaxtooyada oo sii xoogeystay iyo Qaraxyo laga maqlaayo gudaha iyo Banaanka Madaxtooyada.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 23:45 |
daajis.com:- Waxaa la maqlayaa Qaraxyo xoogan iyo Rasaas ka dhaceysa gudaha iyo banaanka Madaxtooyada Somalia ka gadaal markii Kooxo ka tir...

War Deg Deg ah:- Qaraxyo iyo rasaas Culus oo laga maqlaayo gudaha iyo Banaanka Madaxtooyada Somalia

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 23:41 |
daajis.com:- War goor dhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in Kooxo hubeysan ay weerar culus ku qaaden Madaxtooyada Somalia, waxaana gudaha iyo ...

Afhayeenka Booliska oo ka warbixiyay howl galadii ugu dambeeyay ee ciidamada Amniga ka sameeyeen Muqdisho

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 22:01 |
daajis.com:- Afhayeenka Booliska Col. Qaasim Axmed Rooble ayaa ka warbixiyay howl gal ballaaran oo maanta laga sameeyay qeybo ka mid ah ma...

XOG:- Maleeshiyada Axmed Madoobe oo u goostay dhinaca Col. BARRE HIIRAALE

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 21:56 |
daajis.com:-   In ka badan 20 askari oo ka tirsan maamulka Axmed Madoobe ayaa la sheegay in ay u goosteen dhinaca Korneel Barre Aadan Shi...

Daawo Sawirada:- Wiil Dhalinyaro ah oo Labadiisa Lugood ku waayay qaraxii dhawaan lagu weeraray Xarunta Baarlamaanka

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 21:48 |
daajis.com:- Wiil Dhalinyaro ah oo kamid ahaa Ardayda wax kabarata Iskuulada Sare ee Magaalada Muqdisho ayaa lixaadkiisa ku waayay weerar I...

Daawo Muuqaal Argagax leh:- Askari Mareykan ah oo si naxariis daro wado dhaxdeeda ugu feeraya Gabar Madow ah.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 21:38 |
daajis.com:- Waxaa Barta Youtube-ka lasoo dhigay Muuqaal argagax leh oo laga soo qaaday Askari Cadaan ah oo katirsan Ciidamada Mareykanka k...

DAAWO VIDEO:- Oday Somaliyeed 66 Sano jir oo ku faanay inuu Masiixi yahay isaga iyo qoyskiisa

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 18:19 |
daajis.com:- Oday Soomaaliyeed oo 66 sano jir ah sheegtay inuu kusoo koray degmada Jilib ee gobol J/Dhexe ayaa sheegay in uu kusoo barbaar...

DAAWO VIDEO Fadeexad:- Muuqaalkii sirta ahaa Ee Wariyaasha Hargeisa ay ka duubeen WARAN CADE oo caytamaya (Yaq yaqsi)

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 18:14 |
daajis.com:- Wariyaasha ka howl gala magaalada hargeisa ayaa muuqaal sir ah kaduubay wasiirka arimaha gudaha maamulka Somaliland Cali Wara...

DIL:- Xildhibaan katirsanaa Baarlamaankii KMG oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 15:53 |
daajis.com:- Kooxo Bistoolado ku hubeesan ayaa Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir waxa ay ku dileen Xildhibaan horey uga katirsanaa Baarla...

Maxamed Khalaf Aaden (Shangole) oo xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 15:49 |
daajis.com:- Allaha u naxariistee waxaa Habeenimadii xalay Ku geeriyooday magaaladda Muqdisho, Maxamed Khalaf Aaden (Shangole) oo Taariikh ...

R/wasaaraha Soomaaliya oo xalay shir gudoomiyay kulan looga hadlayay amaanka dalka

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 15:47 |
daajis.com:- Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacay shir looga hadlayay amaanka,iyadoo uu shir guddoominayey Ra’iisul wasaaraha dowladda ...

Daawo Video Mucjiso:- Gabar 7 Maalin oo kaliya Dhalan oo hadashay Gobol ka tirsan Soomaaliya iyo Shabaab Cadeen loogu dhigay

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 04:59 |
daajis.com:- Bismilaahi Raxmaani Raxiim  Wararka laga Helayo Gobolka Sh Dhexe Degmada Cadale ayaa waxaa ay sheegayaan in Degaankaas lagu ar...

DAAWO VIDEO:- Nin ka tirsan Shabaab oo maxkmad ciidan ay dil ku xakuntay

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 04:29 |
daajis.com:- Maxmadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku riday eedeeysane lagu m...

DAAWO VIDEO:- Tareen siday diyaarado qabyo oo ku rogmaday Mareykanka

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 04:24 |
daajis.com:- Tareen siday Saddex diyaaradood oo qabyo ah ayaa ku rogmaday buuraha webi hoosmara magaalada Kansas City ee dalka Mareykanka. ...

Askar ka tirsan waaxda canshuuraha ee dowladda oo Muqdisho lagu dilay

Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada | Published at 04:21 |
daajis.com:- Laba askari oo ka tirsan waaxda canshuuraha ee dowladda hoose ayaa maanta lagu dilay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaali...

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada